World Cup: Falanqeynta, Saadaasha Iyo Daawashada Kulanka England vs USA.

Saadaasha Kulanka

Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.

Sadaalaha
Sportskeeda
England 2-0 vs USA
Sports Mole
England 3-0 USA
WhoScored
England 2-0 USA
Fiirso Hada
England 3-1 USA
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan

Xogta Kulanka

Mareykanka waxa sugaya kiulan adag marka Ingiriiska caawa ka hor tagaan kuwaasi oo bandhig wcaan ku bilaabay tartankaan.

Kulankaan waa kulankii seddexaad ee England iyo USA ay ku kulmaan Koobka Adduunka ee FIFA, iyadoo Mareykanka uu 1-0 ku badiyay 1950-kii ka hor 2010-kii 1-1.

Dhammaan tartamada, England ayaa badisay siddeed ka mid ah 11-kii kulan ee ay la kulmeen USA.

England ayaa 3-0 ku badisay markii ugu dambeysay oo ay wajahaan USA, ciyaar saaxiibtinimo bishii November 2018. Trent Alexander-Arnold iyo Callum Wilson ayaa dhaliyay goolkooda kaliya ee saddexda libaax kulankaas.

Shaxda Macqulkaa

Ku Xirnoow FiirsoHada