Saadaasha Kulanka
ⓘ Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.
Sadaalaha |
---|
Sportskeeda
France 2-1 Australia
Sports Mole
France 2-0 Australia
WhoScored
France 3-1 Australia
Fiirso Hada
France 4-1 Australia
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan
Xogta Kulanka
France ayaa isha ku haysa guul ay ku bilaabeen koobka aduunka waliba ilaalsadaan koobkaan oo ay haystaan haatan.
France ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Australia kulankoodii ugu horeeyay ee Koobka Adduunka ee FIFA, iyagoo 2-1 kaga badiyay ciyaartii furitaanka ee 2018.
Guusha kaliya ee Australia ay ka gaartay France waxay timid 2001 FIFA Confederations Cup – waxay 1-0 ku badisay Daegu, South Korea, Afartii kulan ee kale waxay ku dhamaaedeen saddex guulood oo Faransiis ah iyo barbardhac.
Xulka qaranka France ayaa u soo baxay koobkii 16-aad ee koobka aduunka ee FIFA. Waa muuqaalkoodii toddobaad oo isku xigta, ka qayb-galkoodii ugu dheeraa abid.
Tan iyo 1998, France ayaa gaartay finalka Koobka Adduunka ee FIFA seddex ka mid ah lixdii koob (1998, 2006, 2018), in ka badan wadamada kale waqtigan.
France oo hadda haysata waxay isku dayi doontaa inay noqoto kooxdii saddexaad ee ku guulaysata koobka aduunka laba jeer oo xidhiidh ah kadib Italy (1934-1938) iyo Brazil (1958-1962).
Shaxda Macqulkaa |
---|