World Cup: Falanqeynta, Saadaasha Iyo Daawashada Kulanka Holland vs Ecuador.

Saadaasha Kulanka

Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.

Sadaalaha
Sportskeeda
Holland 2-1 Ecuador
Sports Mole
Holland 2-1 Ecuador
WhoScored
Holland 2-1 Ecuador
Fiirso Hada
Holland 3-2 Ecuador
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan

Xogta Kulanka

Kulan adag ayaa sugaya Holland marka ay ka hor tagaan Ecuador oo ay markii ugu horeysay ku kulmayaan koobka aduunka.

Kulankaan waa kulankii seddexaad ee Netherlands iyo Ecuador, labadii kulan hore saaxibtunimo ayay ahaateen 2006 iyo 2014 ayay dhaceen

Netherland ayaa laga badiyay kaliya labo ka mid ah 14-kii kulan ee FIFA World Cup ay wajahday wadamada ka soo jeeda Soth America

Ecuador ayaa badisay kaliya labo ka mid ah todobadii kulan ee FIFA World Cup oo ay la ciyaartay kooxaha Yurub (1 bar bar dhac guul darro 4), iyagoo garaacay Croatia 2002 iyo Poland 2006.

Shaxda Macqulkaa

Ku Xirnoow FiirsoHada