Saadaasha Kulanka
ⓘ Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.
Sadaalaha |
---|
Sportskeeda
Mexico 1-2 Poland
Sports Mole
Mexico 1-1 Poland
WhoScored
Mexico 1-2 Poland
Fiirso Hada
Mexico 2-2 Poland
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan
Xogta Kulanka
Maxico iyo Poland ayaa wada ciyaaraya kulan ad ay adag tahay in la saadaaliyo marka la eego xiddigaha ay haystaan labada qaran
Mexico iyo Poland kaliya halka kulan ee FIFA World Cup ku dhex maray waxa uu dhacay 1978dii iyadoo la jooga waregega Group-yada waxaana 3-1 ku badisay Poland.
Mexico ayaa markii 17 aad ka qayb galeysa koobka aduunka ee FIFA, Ma jiro qaran ciyaaray kulamo ka badan Mexico iadoo la joogo koobka adduunka.
Mexico ayaa ka soo baxday wareega 1-aad mid kasta oo ka mid ah sideedii kulan ee ugu dambeeyay ee FIFA World Cup, markii ugu dambaysay ee ay ku guul daraysato arintaas waxa ay aheyd sanadkii 1978.
Poland ayaa u soo baxday koobkeedii sagaalaad ee FIFA; si kastaba ha ahaatee, kama aysan gudbin wareega group-yada tan iyo 1986, iyagoo laga badiyay sideed ka mid ah 11kii kulan ee ugu danbeysay ee tartanka.
Shaxda Macqulkaa |
---|