Saadaasha Kulanka
ⓘ Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.
Sadaalaha |
---|
Sportskeeda
Morocco 0-1 Croatia
Sports Mole
Morocco 1-3 Croatia
WhoScored
Morocco 1-2 Croatia
Fiirso Hada
Morocco 2-2 Croatia
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan
Xogta Kulanka
Xulka Croatia ayaa la ciyaari doona xulka Morocco kulan ka tirsan Group-ka F ee koobka adduunka kana dhici doona garoonka Al Bayt Staduim.
Xulka Croatia oo gaadhay final-ka koobkii adduunka ee sanadkii 2018 ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay mar kale gaadhaan final-ka tartanka.
Dhinaca kale xulka Morroco ayaa soo galaya sidii ay u gaadhi lahaayeen guul muhiim ah oo ka caawisa in ay rajo ka helaan u gudbista wareega xiga ee tartanka. Guusha kaliya ee Australia ay ka gaartay France waxay timid 2001 FIFA Confederations Cup – waxay 1-0 ku badisay Daegu, South Korea, Afartii kulan ee kale waxay ku dhamaaedeen saddex guulood oo Faransiis ah iyo barbardhac.
Kulankan ayaa noqon doona midkii ugu horeeyay ee dhex mara xulalka Morocco iyo Croatia koobka adduunka, kulankoodii hore ee ay labada xul wada ciyaareen ayaa dhacay December 1996 waxana uu kulnku ku dhamaaday bar-baro 2/2 ah.
Xulka Croatia ayaa badiyay 2-dii kulan ee uu koobka adduunka ka hor tagay xulalka reer Africa iyaga oo garaacay xulalka Cameroon iyo Nigeria.
Xulka Morocco ayaa markii 6-aad ka soo muuqanaya koobka adduunka laakiin may dhaafin wareega Group-ka tan ilaa 1986 markaas oo ay kaga hadheen tartanka wareega 16-ka.
Morocco ayaa ka badisay kaliya hal kulan 10-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaartay koobkaa dduunka waxana ay garaacday xulka Scotland saandkii 1998.
Shaxda Macqulkaa |
---|