Saadaasha Kulanka
ⓘ Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.
Sadaalaha |
---|
Sportskeeda
Portugal 1-0 Ghana
Sports Mole
Portugal 2-1 Ghana
WhoScored
Portugal 1-1 Ghana
Fiirso Hada
Portugal 1-2 Ghana
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan
Xogta Kulanka
Kulan ayuu noqonayaa midkaan dhex marayaa Ghana iyo Portugal kuwaasi oo horay kaliya hal jeer isu arkay.
Xulalka Portugal iyo Ghana ayaa isku arkay kaliya wareega group-yada ee koobka aduunka 2014. Portugal ayaa 2-1 ku badisay, waxaana u dhaliyay Cristiano Ronaldo.
Portugal ayaan wax guul ah gaarin saddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee furitaanka koobka adduunka.
Ghana ayaa markii 4-aad ka soo muuqan doonta Koobka Adduunka ee FIFA, mid kasta oo ka mid ah kuwan waxa uu yimid qarnigii 21-aad. Waxa ay ku guuldareysteen in ay ka gudbaan heerka group-yada hal mar oo kaliya ka hor, inkastoo tani ay aheyd ka qeyb galkoodii ugu dambeeyay ee 2014.
Ghana waxa ay gaartay sideed dhamaadka FIFA World 2010, taasoo ah markii ugu fiicneyd qaran Afrikaan ah tartankaan meel wacan ka gaaro iyadoo Cameroon iyo Senagal ay ku wehliyaan 1990/ 2002.
Shaxda Macqulkaa |
---|