World Cup: Falanqeynta, Saadaasha Iyo Daawashada Kulanka USA vs Wales.

Saadaasha Kulanka

Hoos Ka Daalaco Saadalaha ay Kulankaan Ka Sameeyeen Jariiradaha Ugu Caansan ee Saadaliya Kulamada Kubada Cagta, Sidoo Kale Saadaasheena Kama Marno Adna Taada Waad Dhiiban Kartaa.

Sadaalaha
Sportskeeda
USA 1-1 Wales
Sports Mole
USA 1-1 Wales
WhoScored
USA 1-1 Wales
Fiirso Hada
USA 1-2 Wales
Saadashaada?
Nagula Wadaag Halkaan

Xogta Kulanka

Mareykanka ayaa kulan maalinta labaad ee koobka aduunka ah waxa ay kaga hor tagayaan Wales , waxa ayna kulankaan galayaan iyaga oo haysta qibrad tartankaan ah.

Waa kulankii ugu horeeyay ee Mareykanka iyo Wales ku dhex mara koobka aduunka , xulka Mareykanka waa bilaa guul darro labadidii kulan hore ay yeesheen mid waa badiyeen midna waa bar bar dhac waxa ayna ahaayeen kulamo saaxibtinimo.

Mareykanka waxa ay koobka aduunka u soo baxeen markii 11-aad , waxaana ugu dambeeysay 2014-kii waxaana waqtigaas wareegga 16-ka ku ciqaabtay Belguim.

USA waxa ay wareegga bug baxda gaaraan sedex jeer afartii jeer ee ugu dambeeysay.

Shaxda Macqulkaa

Ku Xirnoow FiirsoHada