World Cup: Isku Aad-ka Wareega 8-da & Sida Qaramadu Isku Wajahayaan.

Waxaa lasoo Afjaray isku aadka Wareega 16-ka iyadoo Xulka Portugal uu ahaa Xulka ugu danbeeyay ee u soo gudba dhanka Wareega 8aad ee Koobka Adduunka.

Maalinta Jimcaha ayaa la filayaa in uu bilowdo Wareega 8aad ee Koobka Adduunka iyadoo Xulal adag ay isku hor imaanayaan.

Xulka Croatia ayaa la ciyaaraya Xulka Brazil halka Holland ay la ciyaareyso Argentina, Sabtina waxaa la ciyaarayaa kulamo kale oo Wareega 8aad ah.

Hoose ka Akhriso Isku Aadka oo dhameystiran:

Isku Aad-ka
 Croatia Brazil
 Holland Argentina
 Morocco Portugal
 England France


Ku Xirnoow FiirsoHada